VIDEO : Xarun dalxiis iyo caways oo laga furay magaalada boosaaso .

Magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga puntland waxaa laga furay beerta nasashada iyo dalxiiska ee Maandeeq taasoo isugu jirta qaybo badan sida Dalxiiska ,cawayska jirdhiska . Library .

Maandeeq waxay kamid noqonaysaa goobaha ganacsi ee casriga ah ,waxaana xaruntan hirgeliyey Hay”ada Tadamun Social society

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA .