DEG DEG – Gobol kamida Puntland oo laga mamnuucay hubka wax dila (Daawo)

Qardho – Guddoomiyaha Gobolka Kar-kaar Cabdullaahi Maxammed Barre [Caato] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta, ayaa go’aamo cusub ka soo saaray hubka noocyadiisa kala duwan.

Caato, ayaa sheegay in maamulkiisu uu tilaabo cad ka qaadi doono cid waliba oo jabisa go’aamadan cusub ee lasoo saaray.

Daawo-

Ayub A. Ali –  Idil News.