Video:-Shacabka Oo su’aalo weydiiyey Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

Kulankan ayaa shacabku su’aalo ku weydiinayeen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ,su’aalaha Xildhibaanada la  weydiiyey ayaa u badnaa  Miisaaniyada Puntland 2018 , doorashooyinka Puntland ee soo socda .heshiisyada golaha fulintu ay galaan waxay kala socdaan Barlamaanku

Xildhibaanada kasoo qaybgalay kulanka ayaa si faahfaahsan uga jawaabayey su’aalaha la weydiiyey waxayna bogaadiyeen kulankan oo ay sheegeen inuu qayb ka yahay maamul wanaaga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

                                                                 

 

 

                                                                                  Halkan ka hoose ka daawo muuqaalka

 

Abdirisaq Juba idil News Garowe