VIDEO : Xildhibaan Aadan Ducaale oo iska difaacay eedeyn loo soo jeediyey

Xildhibaan aadan ducaale oo kamid ahaa xildhibaanadii barlamaanka kenya ayaa maanta hortegay Maxkamad ku taala magaalada nairrobi .

Aadan ducaale oo lagu soo eedeeyey inuu musuqmaasuqay doorashadii hore ee kenya ,ayaa eedahaas Iska difaacay.

HALKAN KA DAAWO

 

 

 

Abdirisaq Juba idil News Garowe