VIDEO : Hogaamiyayaasha caalamka o kasoo horjeestay goaan Trump qudus ugu aqoonsanayo caasimada Israel.

Wadamada Islaamka ayaa  soo horjeestay go’aanka Madaxweye trump sheegay inuu qudus ugu aqoonsanayo caasimada israel .

Aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Trump uu ka hadli doono Arbacada go’aankiisa ku aadan in safaarada Mareykanka ee Israil loo raro Qudus iyada oo ay soo wajaheyso dhaleeceyn caalami ah oo sii kordheyso.
Afhayeenka aqalka cad ayaa sheegtay in madaxweyne Trump Uu aad ugu adkaa fikirkiisa arrintaan ku saabsan.
Tiro hoggaamiyeyaasha Carabta ah ayaa dhammaan madaxweyne Trump uga digay si toos ah wax ay u arkaan cawaaqib xummo ka dhalata tallaabadan.

 

Abdirisaq Juba idil News Garowe

HALKAN KA DAAWO