Xaaf iyo Shaakir oo heshiis kala saxiixday iyo Ahlusunna Oo lagu qanciyay Ra’isalwasaare

Ahlsuna iyo maamulka Galmudug ee Cadaado,ayaa goor dhowayd si rasmiya ah ugu kala saxiixday Magaalada Muqdisho heshiis ay ku midoobayaan.
 
Munaasabada saxiixa heshiiskan oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno kale.
 
Heshiiskan ayuu maamulka uu hogaamiyo Shiikh Axmed Shaakir ee taageerada ka haysta Cukumada Ahlusunna waxuu ku helayaa jago cusub oo aan horay ugu jiri jirin awoodaha nidaam ee Dowldaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ah,taasoo ah jagada Chief Minister ama Ra’isalwasaare.
 
Qodobada heshisiku ka kooban yahay ee ay labada dhinac kala saxiixdeen ayaa uqornaa sida tan soo socota:-
Halkan ka akhriso:-