VIDEO : Xulka Puntland oo tababar ku qaadanaya garoonka banaadir stadium .

Xulka kubadda cagta ee puntland ayaa tababarkoodii ugu horeeyey ku qaadanaya garoonka Banaadir stadium .

Waxaana ka muuqda diyaar garow fiican inay heleen ,waxayna u rajaynayaan in labaad inay qaadan koobka gobolada soomaaliya oo ay horay usoo qaaden .

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

Abdirisaq Juba idil News Garowe