Dhegayso:-Qodobadii maanta looga hadlay shirka golaha Wasiirada Dowladda Fadaraalka

Kulanka Golaha Wasiirada ee khamiislaha ee ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Dib u heshiisiintii ay gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna.

Kulanka Wasiirada ayaa intii uu socday socday waxaa lagu ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka ee shanta sano ee soo socoto,sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow,hoos ka dhagayso codka.

 

 

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO

Abdirisaq Juba idil News Garowe