VIDEO: Dowladda Masar oo Muqdisho soo gaarsiisay deeq daawo ah.

Diyaarad nooca Mileteriga ah oo ka timid wadanka Masar, islamarkaana siday deeq daawo ah oo gaareysa 5-tan ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde .

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa qunsulka Safaaradda Masar kala wareegay deeqdani waxaana goob joog ka ahaa wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya, saraakil ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo madax kale.

Abdirisak jubba- Idilnews.com .

Halakna hoose ka daawo