Maxaabiista ku xiran Jeelka Garowe oo cadaalad daro tirsanaya (Daawo)

Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaalada Garowe ayaa muujiyay dhibaato ay sheegeen in ay ku heysato Gudaha jeelka isla markaana aysan helin daryeel wanaagsan.

Maxaabiistaas oo mudo ku xiran Xabsiga ayaa waxa ay sheegeen in ay waayeen cadaalad isla markaana mararka qaar ay moodan in aysan aheyn Soomaali kadib markii rag ku eedeysnaa Burcad badeednimo lasiidaayay.