Video : Maalinta dhawrista xuquuqul aadanaha oo garoowe laga xusay .

Sanadki 1948-kii ayey aheyd markii shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay  la isugu raacay in 10-ka December  ay tahay maalinta caalamiga ee dhowrista xuquuqda Aadanaha,iyadoo sanad walba aduunka si weyn looga xuso.

 

Wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska dawladda puntland ayaa qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta caalmaiga ee dhawrista xuquuqda aadnaha.

 

 

 

  HALKAN HOOSE KA DAAWO 

 

Abdirisak jubba -Idilnews.com