Dhagayso:-Cumar Cabdirashiid”Uma shaqeeyo imaaraadka Ee madaxda fadaraalku hogaamin ha muujiyaan”

Raysul Wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirishiid ayaa baaq udirey beelaha Cumar Maxamuud iyo bah-Aararsame ee ku dagaalamay dhulka hawdka ee u dhaxeeya Sool iyo Nuugaal.

Cumar ayaa sheegay in dagaalkoodu soo noqnoqdey, islamarkaasna aan wali xal laga gaarin,loona baahan yahay in xal waara laga gaaro.

Cumar Cabdirishiid ayaa ka hadlay eedaynta ay usoo jeediyaan masuuuliyiinta dowlada Fadaraalka iyo sidoo kale arragtidiisa ku aadan sanadkan gabagabada ah iyo xaalada Soomaaliya,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Cumar