Madaxweyne Farmaajo Oo gudoomay Saanad Milatari Oo Turkigu ku deeqay

Maalmo ka hor ahayd markii Madaxweynaha Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu tababar usoo xiray Cutubyo Ciidamo cusub ah oo dowlada Fadaraalka loogu tababaray Saldhiga Milatari ee Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho.
 
Hadaba maanta ,aya amarkale Madaxweyne Farmaajo ku tagay kormeer saldhigaas,halkaasoo uu kula wareegay saanad milaatri oo ubadan Hub casriya oo dowlada Turkigu ugu deeqday dowlada Fadaraalka Somaliya.
 
Madaxweyne Farmaajo oo gudoomay saanadaas Milatari ayaa aad ugu mahadceliyay dowlada turkiga.
 
Sida lawada ogsoon yahay dowlada Turkiga waxay si weyn ugarab istaagtay dowlada iyo shacabka Somaliyed,inkastoo deeqdeedu ku kooban tahay inteeda badan Muqdisho iyo hareeraheeda.