Daawo Boqor Burhaan Oo Faras iyo Hadyado kale gudoonsiiyay Madaxwryne Farmaajo

Boqor Burhan ayaa Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Gaas iyo waliba Siyaasi Salaad Cali Jeele gudoonsiiyey hadyado dhaqan, waxaana si gaar ah Madaxweynaha Jamhuuriyada oo uu Boqorka u gudoonsiiyey Faras iyo hadyado kale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka