Video:-Sidee Bosaso loogu ugu diyaar garawday soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo?

Qaban qaabo xoogan ayaa shalay ilaa iyo saaka ka socotay Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland taas oo lagu soo dhawaynayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Goobaha lagu daabaco Boorarka ayaa aad umashquulsan ,waxayna ku howlanyihiin dadwaynaha  daabacada Sawirada Madaxweynaha iyo Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka