Video:-Madaxweyne Farmaajo Oo lagu soo dhaweeyay Degmada Carmo Ee Gobolka Bari

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 jan-2018 ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada carmo ee Gobolka Bari Puntland,

Madaxwaynaha dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha dawladda federaalka  Soomaaliya ayaa waxaa soo dhawayntooda ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Carmo.madaxwaynayaasha ayaa kulan la qaatay bushada magaalada Carmo , waxayna uga mahadceliyeen soo dhaweynta aadka usaraysa ee ay usameeyeen.

Madaxwaynayaasha ayaa sidoo kale booqday kuliyada taba-barka ciidanka Booliska Soomaaliyeed,,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka