Dhagayso: Dowlada Fadaraalka ah Oo Warbaahinta Muqdisho ka Mamnuucday Tabinta Wararka Al-shabaab

Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Amar ka soo saartay baahinta Wararka Al-shabaab ee lidiga ku ah Dowladnimada dalka niyad jabna ku ah shacabka Soomaaliyeed .

War ka soo baxay Wasaarada Amnig ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya ayaa markale waxaa looga digay idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho in ay baahiyaan wararka ku saabsan Al-shabaab.

Amarkan ayaa horay waxaa u soo saartay Dowladii hore ee uu hogaaminaayay Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadaba Hoos ka dhagayso Afhayeenka Wasaarada Amniga ee Dowlada Soomaaliya   C/casiis Cali Xildhibaan oo Warbaahinta u Akhinaya Amarka ka soo baxay,hoos ka dhagayso codka.

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

 
%d bloggers like this: