Dhagayso: Muxuu salka ku hayaa Safarka ay ku yimaadeen Garoowe Gudiga Doorashooyinka Madaxabanaan ?

Wafdi uu hogaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka Madaxa banaan  ee DFS Sayid Cali Sheekh Maxamed  ayaa ka soo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe.

Ujeedka Safarka Gudigan ayaa ah daah furka shir looga hadlayo Geedi socodka Doorashooyinka dalka iyo hirgalinta nidaamka Asxaabta badan ee dalka si loogaaro 2020 Doorasho qof iyo cod ah oo maalinta bari ah oo Sabti ah lagu wado in uu ka furmo Magaalada Garoowe .

Gudoomiye kuxigeenka  ayaa sheegay in ay lakulmeen Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey iyaga oo kala hadlay  sidii uu shirkaasi u furmi lahaa.

Hoos ka dhagayo.

 
%d bloggers like this: