Dhagayso: Puntland Oo Muwaadiniinteeda Ugu baaqday in ay Uistaagaan Difaaca dalkooda

Dowlada Puntland ayaa ugu baaqday Muwaadiniinteeda  ku sugan dalka Gudihiisa iyo dibadii in ay udiyaar garobaan oo ay ka qayb qaataan Difaaca Dalkooda iyo sidii looga xorayn lahaa Maleeshiyaadka SNM ee ku soo duulay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ee  Puntland.

Dowlada Puntland ayaa ku wargalisay Beesha Caalamka , Daneeyayaasha Xasiloonida Soomaaliya , Dowladaha dariska laha Soomaaliya ,in Puntland ay san marwalba duulaan ku ahayn xalinoonida Geeska Afrika balse ay waajib Dastuuriya ay kutahay Difaaca iyo ilaalinta Dhulkeeda iyo Muwaadiniinteeda,hoos ka dhagayso Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo arimahaasi ka hadlaya.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha

 
%d bloggers like this: