Faarax Ciise Samatar Oo maanta lagu Aasay Magaalada Gaalkacyo

Waxaa maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacyo lle ha unaxariistee Faarax Ciise Samatar oo u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax lagula beegsaday Galkacyo
 
Faarax Ciise Samatar ayaa ka mid ahaa saraakiishii Ciidanka Xooga dalka waxaana aaskiisa kasoo qaybgalay Talyaha guud ee ciidanka Xooga dalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Galkacyo.