Video:-Kulan lagu codsanayo in Madaxweyne Axmed Madoobe baneeyo kursiga Oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay iskugu yimaadeen siyaasiyiin, xildhibaanno hore, odayaal waxgarad, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda Jubbaland,
 
Kulankaas ayaa looga xaajooday xaalka Deegaamada jubaland ee xiligan ay ka jiraan xaaladu kacsanaan ah oo looga soo horjeedo Madaxweyne Axmed Maxamed islaam.
 
Hadaba Kulanak ayaa laga soo saaray baaq lagu codsanayo in isbadal maamul uu si sharci ah uga dhaco jubaland.hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka