Dhagayso:- Kismaayo Oo lala Mataanayn doono Magaalo ku Taala Dalka Turkiga

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Hawlaha guud  Saadiq Cabdilaahi Cabdi iyo dib u dhiska Dalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo  xarunta Jubada Hoose halkaasi oo sidiiran loogu soo Dhaweeyay.

Wasiirka oo Warbaahinta lahadlaya aya sheegay in ujeedka ay Uyimaadeen Magaalada kismaayo aytahay dardar galinta howlaha ay Dowlada fadaraalka Soomaaliya ay kawado Gobolka jubada hoose oo Ay ka midyihiin balaarinta Mashaariicda hor umarineed .

Waxa uu sheegay in dhawaan ay dhiseen madal ay ku midaysan Yihiin Dhamaan Wasaaradaha kaa bayaasha dhaqaalaha dalka,hoos ak dhagayso codka.

 

 

halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan

 

 
%d bloggers like this: