Video:-Madaxweyne Farmaajo “Sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan u soo Magacaabi doonaa Taliyaha Sirdoonka Qaranka

Madaxweynaha Dowlada fadalaarka Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Waraysi dhinacio badan taabanaya siiyay Dhawaan laanta Afka Soomaaliga ee BBcda Ayaa sheegay in sida ugu Dhaqasaha badan dhawaan uu u soo Magacaabi doono Taliyaha Ciidanka sirdooka Qaranka Soomaaliya .

Waxa uu ka hadlay Madaxweynaha  Dagaalka Al-shabaab , Dhismaha Ciidanka , Dib uhesiishiinta iyo Arimo kale .

Hoos ka Daawo.

 

 
%d bloggers like this: