Dhagayso:-Cabdiqawi Oo waraysigii Ugu horeeyay bixiyay tan iyo intii Madaxweynaha ICJ loo doortay

Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo garsoore Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabo Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf. Wareysi gaar ah ayuu siiyay idaacadda VOA.

Wariye Sahra Cabdi Axmed, oo ka tirsan laanta afka Somaliga ee VOA,ayaa waraysi la yeelatay,hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan