Dhagayso:- Xasan Cali khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa in ay nagala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dasturka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Sanadkaan 2018 uu yahay mid Xukuumadda Soomaaliya Muhiim u ah isla markaana ay Dowladu  doonayso in ay wax badan u Qabato Shacabka Soomaaliyeed.

 

Xasan Cali khayre ayaa shacabka kacod saday in ay Dowlada kala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dastuurka , Nooca Doorasho ee dalka kadhic doonta 2020ka.  Cadaalada .

 

Hoos ka dhagayso.

 
%d bloggers like this: