Dhageyso:-Axmed Madoobe”Waa In La Dedejiyaa Dhismaha Maqaamka Caasimadda Soomaaliya”

Madaxweynaha  Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kahadlay Maqaamka ay yeelanayso Magaalada Muqdisho oo uu Sheegay in maalmahan hadal heenteeda ay socotay.

Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in arintaasi ay tahay  mid dastuuri Ah oo  ubaahan in laqeexo Maqaamka ay yeelanayso Caasimada .

Waxa uu codsaday in DFS ay arintaasi dadajiso .

Hadalkan ayuu ka sheegay xaflay Casho sharaf ah oo xalay loogu Sameeyay Madaxda maamulada dalka Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.

 

Hoos kadhagayso.

 

 
%d bloggers like this: