Dhageyso:-Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi”Intii Aan Xilka Hayay Waxan Arkay In Dalka Kalsooni Daro Ay Ka Jirto”

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Tabid Cabdi Maxamed oo Kusigan dalka Turkiga ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay uu Soomaaliya ku arkay dhalinyaro dalkooda jecel in uu dhismo , base Waxa uu sheegay in dalka soomaaliya aysan kajirin Amidaro oo ay ka Jirto kalsooni daro.

Waxa uu sheegay ugudambeen in loo baahanyahay in ladhiso kalsoonida Shacabka si loohelo Amni taam ah.

Hoos ka dhagayso .

 

 
%d bloggers like this: