Video:- 160 Askari Oo ka soo Goostay Maamulka Muuse Biixi kuna Soobiixay Ciidama Difaaca Puntland

Wararka naga soo gaaraya  Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamo ka soo goostay Maamulka Soomaali diidka ah ee Muuse Biixi ay ku  Soo biireen Ciidamada Difaaca Puntland.

Ciidamadan ayaa Tiradooda waxa ay gaaraysay 160 Askari oo ay ku Jiraan Saraakiishii hogaaminaysay Ciidamada .

Xildhibaano iyo Saraakiil Ciiidan oo ku sugnaa Jiida hore ee dagaalka Ayaa soo dhaweeyay soo Ciidamadan ka soo Goostay Malayshiyaadka Soomaaliland.

Saraakiishii Ciidamad hogaaminaysay oo warbaahinta lahadlay ayaa Sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Maamulka Muuse Biixi.

Hoos kadaawo

 
%d bloggers like this: