Video:-Faarax Macalin Oo ku tilmaamay wada xaajoodka ONLF iyo Dowlada Itoobiya ”Khiyaamo”

Iyadoo uu ka socdo nayrobi caasimada dalka Kenya wada xaajoodka u dhaxeeya Dowlada Itoobiya iyo jamhada xoraynta Ogaden ee ONLF,ayaa waxaa ka hadlay wada xaajooodkaas Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka kenya Faarax Macalin Dawaare.
Faarax Macalin ayaa aad uga soo horjeentay wada xaajoodkaas kuna tilmaamay khiyaamo weyn oo loosoo maleegay ONLF.
 
”ONLF way fiicnaayeen ways oo halgameen,balse waxay noqdeen Ninkii Boqolka soomay ee bakhtiga ku afuray,maantoo itoobiya burburayso in lagu danaysto ma ahayn in ay aqbalaan”
 
Hadaba hoos ka daawo Faarax Macalin oo ka hadlaya arinkaas.
 
 
                                                                                Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan