Dhagayso:- Abaanduulaha Ciidanka Xoga Dalka “Waxaan Bur Burinay Labo Gaari Oo Qaraxyo ay ka buuxeen una Soo socday Muqdisho

Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ay Bur buriyeen Idaacad FM ah oo kutaalay Tuulada Mubaarag iyo labo Gaari oo ay ka buuxeen Waxyaabaha Qarxa oo u soo socday Magaalada Muqdisho si ay ufuliyaan Weerar Ismiidaamin ah.

Waxa uu sheegay in Ciidamada  Xooga dalka oo kaashanaya Ciidamada Maraykanka sidookale ay shabaab ka qabsadeen Bakhaar Ay ka buuxeen hub iyo Wax yaabaha Qaraxyada laga sameeyo iyo Rasaas badan.

Hoos ka Dhagayso . Codka Abaanduulaha Ciidanka Xooga.

 

 
%d bloggers like this: