Dhagayso:- Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Sanaag ” Xuduudka Gobolka Sanaag Waa Gar -adag iyo Ceel-Afweyn, Puntland ayaana Katalisa

Gobolka Sanaag Waxa uu ka midyahay Gobolada ay ku muran Sanyihiin Maamulada Puntland iyo Soomaaliland,waxaana dhawaan Dib usoo cusboonaaday khilaafadka dhanka Xuduudaha ee Udhaxeeyay labad Maamul, kadib markii halkaasi uu safar kutagay Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Sanaag Nabadoon C/qani Maxamuud Faarax Ayaa sheegay  in Gobolka sanaag intiisabadan ay Xukunto Dowlada Puntland , Waxaana uus heegay in Xuduudka Gobolka sanaag  uu yahay Garadag iyo Ceel-Afweyn.

Waxa uu sheegay in Gobolka ay ka socdaan Mashaariic Hor-Umarineed oo uu saxiixay Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Cali Gaas.

Hoos ka dhagayso.

 
%d bloggers like this: