Video:-Culimada Puntland Oo Soo dhaweeyay Go,aankii ka Soo baxay Wasaarada Cadaalada Puntland

Qaar kamid ah Culimada Puntland oo shir jaraaid ku qabtay maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay soo Dhaweeyeen  Go,aankii ka soo baxay dhawaan Wasiirka Cadaalada Dowlada Puntland Saalax Xabiib Jaamac ee ahaa in Qarashaadka Faraha badan Ee laga qaado Xujayda ladhimo, ayna kawaan Toobaan Shirkadaha Gaarka loo leeyay ee Musq maasuqa ay ku Haya Xujayda Soomaaliyeed  , kuwaas oo xujayda ka qaada lacag dhan 4 kun oo Doolarka oo ah lacag laba jibaar kabadan  lacagaha ay ku xajiyaan Xujayda kayimaada Wadamada Jabuuti, Itoobiya, iyo kenya.

Hoos kadaawo .

 

 
%d bloggers like this: