Video:-Haweenka Somalida Danmark Oo lagu dhaliilay dhexgalka bulshada dalkaas

Warbixin gaaban oo uu mid ka mid ah telefishinada dalka Denmark ka sameeyey kulan ay lahaayeen haweenka Soomaaliyeed ee degmada Odense ee dalkaasi, ayaa dhaliyey hadalhayn badan oo ay qayb ka noqdeen siyaasiyiinta dalkaasi oo uu Raysal Wasaaruhu ka mid ahaa. Telefishankan ayaa su’aalo weydiiyey haweenka qaar, hasa ahaatee ay jawaabtoodi noqotey mid ka mid ah sheekooyinki qabsadey warbaahinta dalkaas maalmahaan.

Somalida kale ee dalka danmark ku nool ayaa dareen xoog leh oo falcelin ah ka bixiyay arintaas.

Somaida ayaa dhacdadan iska fogeeyay waxayna dhalinyaro badan oo wax ku baratay dalkan isla markaana shaqaysta soo bandhigeen doorkooda.

Hadaba hoos ka daawo sida muuqaalkaasi u dhacay.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka