Doorashadii Xildhaabanada baarlamaanka jabuti Oo saakay loo dareeray

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65-xubnood.

Kuraasta baarlamaanka 10 kursi mooye inta kale waxaa heysta isbahaysiga talada dalka Jabuti haya ee MRD.

Wararkii ugu dambeeyey ee furitaanka goobaha codbixinta kala soco Idil News goor dhow.