Dhagayso:-Ku dhawaaqistii Ra’isalwasaaraha cusub Ee itoobiya Oo dib u dhacday markale

Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra’iisul Wasaare Cusub. Mas’uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra’iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin.

 
Haddaba, siyaasadda dalka Itoobiya eee xilligan iyo cidda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee waddankaasi,ayaa idaacada laanta afka Somaliga waxa ay ka waraystaya Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka