Video:-Musharax Maxamed Faarax Mire Oo bixiyay waraysi dhinacyo badan leh

Musharax Maxamed Faarax Mire Oo bixiyay waraysi uu ku faahfaahinayo musharaxnimadiisa iyo hawlaha u diyaarsan haduu xilkaas ku guulaysto in uu ka qabto magaalada Bosaso.
 
Maxamed Faarax Mire oo waraysi siinayay Idil Tv ,ayaa sheegay in uu wax ka qaband oono arimaha ay ugu horeeyaan,
 
-Bilicda magaalada.
-Amaanka.
-Dhismaha wadooyinka
-Dhismaha goobo dalxiis

Hadaba hoos ka daawo waraysiag oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka