Video:-Shir looga hadlayey qorsheyaasha dawladda Puntland oo Garowe lagu qabtay

Shir looga hayey  qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo kaashanaysa  guddiga xiriirka Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee PCU.

Waxaa diirradda lagu saarayey shirka muddadii uu socdey  waxyaabihii ka qabsoomay qorsheyaasha dawladda ee sannadka, waxyaabaha hadda socda iyo waxyaabaha aan qabsoomin ee la doonayo in la qabto sannnadkaan 2018-ka iyo sidoo kale dejinta qorsheyaasha 2018-ka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.