Video:-Arday ka qalanjabisay Dugsiga Girible Ee Magaalada Bosaso

25-arday,ayaa  ka qalanjabiyay Dugsiga Hoose-Dhexe ee Girible ee Magaalada Bosaso.

Ardaydan ayaa ugudbay Dugsiga sare waxayna soo gabagabeeyeen dugsigoodii Hoose-Dhexe.

Xaflad qalanjabina oo aad loosoo agaasimay ayaa loogu qabtay Magaalada Bosaso,taaooo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin,waalidiin iyo Culumo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka