Dhagayso:-Bashiir Makhtal Oo bixiyay waraysigii Ugu horeeyay sii dayntiisii kadib

Bashiir Axmed Makhtal oo ah nin haysta dhalashada Kanada asalkiisuna yahay Soomaaliya oo ku xukunnaa xabsi daa’im ayaa laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Bashir Makhtal ayaa ayaa shalay kusoo laabtay dalka Kanada kadib markii sida la sheegay dawladda Kanada ay dadaal ka gashay sii dayntiisa,hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka Makhtal