Video:-Dowlada Puntland Oo qaadacday shir ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo waraysi gaar ah siinayey warbaahinta dowladda Puntland ayaa waxa uu gaashaanka u daruuray shir looga hadlayey badqabka weriyaha oo dhowaan lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka