Video:-Imaaraadka”Fahad Yaasiin waa jaajuus Ushaqeeya dowlada Qadar nidaamkii dowladeed Ee Somaliya dhibaateeyay”

Fahad Yaasiin oo dowladda Qadar u shaqeeya (yacni jaajuus) ayaa meel walba xirtay xukunkana gacanta ku haya, dh

Dhibaato ayuu nidaamkii xukun ee soomaalida u geystay,wuxuu bixiyaa laaluush ka yimid dowladda Qadar taas oo la siiyo shakhsiyaad soomaali ah. W

Wuxuu caawiyay doorashadii Farmaajo isagoo ku caawinaya dhaqaale ay Qadar bixisay.

Wuxuu khatar ku yahay deganaanshaha gobolka sida dowladaha soomaaliya la deriska ah & kuwa caalamka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka