Video:-Gudiga soo celinta bilicda Bosaso Oo bilaabaya hawlgaladoodii

Guddigii dhowaan madaxweynaha dowladda Puntland u saaray dibu habaynta iyo soo celinta bilicda iyo hantida dowladda ee magaalada Boosaaso ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay maalinimada berri ah si rasmi ah u bilaabi doonaan hawshooda.

Gudoomiyaha gobalka Barri Yuusuf Max’ed Waceys (DHEDO), Duqa magaalada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan & Gudoomiyaha guddiga Dibu habeynta magaalada ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo shir jaraa`id qabtay ayaa sheegay in ay berri tahay maalin shaqo oo ay arrintan ka shaqeyn doonaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaaka