Video:-Jubaland Oo qaadacday shirka Baqabka Wariyaha Ee dowlada fadaraalka ku qabatay xamar

Jubaland Oo qaadacday shirka baqabka Wariyaha Ee dowlada fadaraalka ku qabatay Xamar.
 
Jubaland kali kuma ahan qaadicida shirkan ,balse waxaa Guud ahaan qaadacay dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka.
 
Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ayaa ku eedeeyay Wasaarada Warfaafinta Fadaraalka in ay wax isdaba marisay,
 
Waxay qariyeen ajandihii shirka oo anagana ay wax noo sheegeen mid kalana hoosta ka wateen,sidoo kale waxay madasha keeneen dad aan matalin dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka oo suuqyada Xamar laga soo uruuriyay,hoos akd aawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka