Maxaa kala socotaa hagardaamada Fahad Yaasiin Uu ku hayo qaranimada Somaliya?

Waxuu ka dhigay qasrigii Madaxtooyada dalka laanta sirdoonka Qatar ku leeyihiin Geeska Africa.
 
Waxaa si toos ah iyo si dadban uga hawlgala Madaxtooyada dalka ilaa 200 oo qof oo sirdoonka Qatar ay maalgaliyaaan,
 
Waxaa dhex yaala gudaha Madaxtooyada dhaqaale xoog leh oo cadaan ah,kaasoo lagu qiyaaso 30 ilaa 50 Milyan oo dolar. oo lagu malagaliyo hawlaha sirdoonka Qadar.
 
Xildhibaanada Baarlamaanka waxay noqdeen kuwa isaga toos ugu xiran iyo kuwo rcle ugu jira in ay xiriir la yeeshaan.
 
Guud ahaan hagardaamooyinka joogtada ah ee lagu hayo siyaasiyiinta aan qaybta ka ahayn Nabad iyo Nolol waxay si toos ah uga yimaadaan Fahad.
 
Waxuu si buuxda gacanta ugu dhigay qaybtii saxaafada iyo xiriirka bulshada ,iaydoo uu ka hawlgaliyay ugu yaraan 574 qof oo ukala qaabilsan baraha bulshada iyo saxaafada kala duwan,kuwaasoo loogu talagalay in ay khaldaan shacabka caadiga ah ee ana siyaasada xog ogaalka u ahayn.
 
Khayre waxuu si toos ah warbixinta uga qaataa una siiyaa Fahad.
 
Madaxweynihii dalka waxuu noqday madiidin magac uyaal ah oo aan waxba kala socon waxa soda.
 
Hadii xaal sidaa yahay Dalka Qadar iyo hawl fuliyaheeda Fahad maloo dayna karaa rabitaankooda guracan?
 
Dalalkii kale Carbeed ee xiriirka soo jireenka ah ay la lahayd Somaliya cadaawad malooga samaysan karaa,iyadoo dano dal kale leeyahay la fulinayo.
 
Nabad iyo Nolol waa khatar kale oo soo korortay in laga hortagana waajib wadaniya.