Dhagayso:-Loolanka Dekedaha Somaliya Oo VOA ay ka diyaarisay barnaamij

Dagaal dhinaca dekedaha ah ayaa ka socda Somalia, oo muddo dheer aheyd meel dunidu iska illowday, hami badan oo maalgashina aan loo heyn, dagaallo, bur-bur iyo dowlad la’aantii ay soo martay awgeed.

Haatan Somalia waxey dhexda kaga dhacday hardan u dhaxeeya Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo dhinac ah iyo Qatar oo taageero ka heyleysa Turkiga oo dhinac kale ah.

Warbixin dheer oo ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Reuters hoos ka dhagayso codka

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan