Video:-Wasiir ku-xigeenkii Kaluumaysiga Ee xilka laga qaaday Oo saxaafada la hadlay

Masuuliyiintii Wasaarada Kaluumaysiga ee maalmo ka hor uu xilkii ka qaaday Madaxweyne Gaas kaidb musqmaasuq baahsan oo lagu eedeeyay,ayaa been abuur ku tilmaamay eedaha Xilka looga qaaday,waxayna iska fogeeyeen in ay musuq-maasuq sameeyeen,
 
Sidookale waxay ka codsadeen in Gudiga loo saaray baaritaanka musqmaasuqa lagu soo eedeeyay ay soo bandhigaan Cadeynta Baaritaankooda.
 
Madaxwayne Gaas ayaa Maanta shaqadii ka eryey Wasiir ku xigeenkii & Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo 5 shaqaale ah oo Musuq maasuq iyo maamul xumo lagu eedeyeeyay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka