Video:-Leyla Cilmi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo

leyla Cali oo ah musharax u taagan tartanka doorashada Xildhibaanada Fadaraalka ee dalka Sweden,ayaa si maqaab sare leh loogus ood haweeyay maanta Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug Puntland.

Leyla oo maalmahan booqasho ku joogtay dalka ayaa kasoo kicitintay xarunta dowlada Fadaraalka Somaliya Magaalada Muqdisho.

Waxaa la filayaa in ay maalmaha soo socad ku sugnaato Puntland ,sial markaana kulamo la qaadato madaxda Puntland ugu saraysa.

Hadaba hoos ka daawo muuqaalka sida maqaabka leg ee loosood haweeyay isagoo faahfaahsan

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka