Madaxweyne Gaas oo saacadaha soo socda la filayo in uu soo gaaro Garowe

Madaxweyne Gaas ayaa saacadaha soo socda kusoo aadan Garowe.
 
Madaxweynaha oo kaga qaybgalayay Baydhabo shirka madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka ah,ayaa soo gaabiyay safarkiisii kadib dagaalka Tukaraq.
 
Diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota caasimada Garowe,waxaana la sugayaa in uu soo gaaray Garowe saacadaha soo socda.
 
 
la soco idil News.