Video:-Masuuliyiintii Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo xilalkii lakala wareegay

Ku simihii Agaasimaha guud ee Wasarada Kaluumaysiga Puntland M.siciid balck ayaa si rasmi ah xilka Agaasimaha guud ugu warejiyay Agaasimaha guud ee Wasaradaas loosoo magacabay
 
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay in uu yimaado Wasaaradda shaqada ay bulshada u qabatay ay tahay in laga marqaati kaco
 
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga Cabdiraxmaan Salaad Maxamed ayaa goobta ka hadlay, Wuxuuna amaan u
jeediyay masuuliyiintii horay xilalkan usoo hayay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka