Video:-Maxaa kala socotaa saraakiisha ay ku wayday Somaliland dagaalkii Tukaraq?

Maamulka Jeegaanta ee muuse Biixi Cabdi,ayaa aas ugu sameeyay Magaalada Hargaysa mid ka mid ah Saraakiishii ay ku waayeen dagaalkii gardarad ahaa ee ay la agleen Ciidamada Difaaca Puntland.

Talyihii Howlgalinta ciidamada Badda ee maamulka Jeegaanta Col, Cawaale Axmed Galaal,ayaa lagu aasay Hargaysa,iyadoo ay kasoo qaybgaleen aaskiisa Wasiiro,Odayaasha dhaqanka,

Cawaale ayaa ka mid ahaa Saraakiisha muhiimka ah ee maamulkaas,sidoo kale waxay geeridiisu ugu danbaysay sideed Sarkaal oo ay ku wayaeen maamulka Jeegaanta dagaalkii Sool ee ay la galeen ciidanka difaaca Puntland .

Saraakiisha ay ku waayeen maamulka Jeegaanta dagaalka Tukaraq ayaa kala ahaa:-

 

 

1.Taliyihii ciidamada Guutada 6aad ee SL

2.Amaanduulihii guud ee ciidamada ee SL

3.Madaxii Howlgalinta ciidamadda ee SL

4.Madaxii Saadka iyo Taakuleynta ee ciidamada ee SL

5.Taliye kuxigeenkii guutada 6aad ee ciidamada ee SL

6.Taliyihii guutada hubka culus ee ciidamada ee SL

7.Hogaankii hawlgalinta Ciidamada Badda ee SL

8.Taliye kuxigeenkii Howlgalinta ciidamada ee SL

9.Taliye kuxigeenka guutada 7aad ee SL

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka